Madaxweyne Xaaf oo hadalo aan looga baran ka jeediyey shirka Madasha Iskaashiga Somalia

Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf oo ka qeyb-galaya shirka caalamiga ah ee Madasha Iskaashiga Somalia ayaa khudbad ka jeediyey shirkaas isagoo ka hadlay maqnaashaha Maamulada Jubbaland iyo Puntland iyo arrimo la xiriira dhinacyada, Siyaasada, dhaqaalaha iyo Amniga. Xaaf oo ka hadlayay Arrimaha Siyaasadda ayaa sheegay inay Shirka ka maqan yihiin Saaxiibo muhiim ah oo … Continue reading Madaxweyne Xaaf oo hadalo aan looga baran ka jeediyey shirka Madasha Iskaashiga Somalia